Evaluando propuestas

Warka maantay

Publicado el 23 Mayo, 2020 en Diseño y Multimedia

Sobre este proyecto

Abierto

Hatice Cengiz oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa barteeda Twiitarka ku qortay "Dilkii foosha xumaa ma jiro sharci looga qiil bixiyo".
Khaashuqji oo si weyn u dhaleeceyn jiray dowladda Sacuudiga ayaa 2018-kii lagu dilay gudaha qunsuliyadda Istaanbuul uu Sacuudiga ku leeyahay.
Saraakiisha Sacuudiga waxay sheegeen "dilka aan damiirka lahayn" iney dowladdooda wax shaqa ah ku laheen.

Hase yeeshee, hadalka Sacuudiga waxaa su'aal geliyey caalamka oo dhan.

Categoría Diseño y Multimedia
Subcategoría Crear o editar video
¿Qué necesitas? Video nuevo a partir de grabaciones existentes
¿Es un proyecto o una posición? Un proyecto
Disponibilidad requerida Según se necesite
Voy a proveer Logos
Duración Menos de 1 min

Plazo de Entrega: No definido

Habilidades necesarias